Siiradii Rasuulka Muxammed (scw)
Casharadan xiriirka ah ee aan kusoo koobnay boggan waxa ay ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed (Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee). Allah subxanahu watacalaa ayaa mahadaas oo dhan iska leh noo suurto galiyay inaan idiin soo gudbino casharadaa xidhiidh ka ah ee siirada rasuulka cswm ee ka faaidayso wacan.
Lnkiga casharada ee website-yada tooska loogu xiriirin karaa waa:





Siirada

